Bandar binu c.caziz baliilah

indheer garad iyo shakhsiyaad furaha macluumaadka
cinwaan: Bandar binu c.caziz baliilah
Sharax Kooban: Bandar binu c.caziz baliilah , waxa uu ku dhashay Makka Al-mukarramah, sanadkii 1395H, shahaadada master ayuu ku haystaa cilmi fiqhiga, sidoo kale diktoora ayuu ku haystaa isla cilmigaas, waxa uu imaam ka yahay masjidka Amiira noof, oo ku yaala Makka, markii danbe waxa uu imaam ka noqday Masjidka xaramka.
Taariikhda lagu daray: 2015-02-19
xidhiidhiye gaaban : http://IslamHouse.com/814453
Qormooyinka la xidhiidha ( 1 )
Go to the Top