Bandhiga muuqaalada ( 1 - 25 iskugayn: 364 )
Siirada Nabiga 20
2017-03-15
dhacay sanadkii loogu magacdaray Caamul wafuud iyo islaamidii in badan oo ka mid ah Qabiiladii carabta, iyo faafidii diinta.
Siirada Nabiga 19
2017-03-15
Xalaqadani waxa ay ka hadashay bilowga dagaaladii ay muslimiintu ku qadeen meelo ka baxsan Jaziirada carabta sida dagaalkii roomaanka lala galay, iyo qisada sadexdii saxaabi ee toobadooda la aqbalay.
Siirada Nabiga 18
2017-03-15
Xalaqadani waxa ay ka hadashay qaar ka mid ah dagaaladii ay islaamku qaadeen furashadii maka kadib sida dagaalkii daa’if ee reer thaqiif lagu qaaday, iyo kunoqoshadii Magaalada Madiina
Siirada Nabiga 17
2017-03-15
Xalaqadani waxa ay ka hadashay qeyb ka mid ah dhacdooyinkii dhacay Furashadii Makkah kadib, sida duulaankii xunayn.
Siirada Nabiga 16
2017-03-15
Xalaqadani waxa ay ka hadashay Furashadii Makkah.
Siirada Nabiga 15
2017-03-15
Xalaqadani waxa ay ka hadashay dagaalkii Mu’tah, iyo jabintii heshiiska Xudaybiyah, iyo khaalid bin waliid oo soo islaamay.
Siirada Nabiga 14
2017-03-15
Xalaqadani waxa ay ka hadashay Dagaalkii kheyrbar iyo qaar ka mid ah dhacdooyinkii ka horeeyay iyo kuwii ka danbeeyay.
Siirada Nabiga 13
2017-03-15
Xalaqadani waxa ay ka hadashay mowqifkii nabiga NNKH iyo muslimiintu ka qaateen markii ay gaaladii reer qureysh ka hor istaageen in ay soo cumreystaan.
Siirada Nabiga 12
2017-03-15
Xalaqadani waxa ay ka hadashay dagaalkii godka iyo waxyaabihii dhacay intii dagaalkaas iyo go’ doominta lagu jiray iyo sidoo kale socdaalkii nabiga uu ku aaday dhanka cumrada (Xudaybiya)
Siirada Nabiga 11
2017-03-15
Xalaqadani waxa ay ka hadashay qeyb ka mid ah dhacdooyinkii badnaa ee dhacay dagaalkii Uxud kadib sida dhacdadii rajiic iyo macuuna, iyo midii been abuurk ahayd (Ifkiga), dagaalkii Al-axzaab
Siirada Nabiga 10
2017-03-15
Xalaqadani waxa ay ka hadashay dagaalkii Uxud.
Siirada Nabiga 09
2017-03-15
Xalaqadani waxa ay ka hadashay Duulaankii Badar.
Siirada Nabiga 08
2017-03-15
Xalaqadani waxa ay ka hadashay dhismihii dowlada islaamiga ah ee magaalada Madiina al munawara, iyo dhismihii Masjidka nabiga NNKH.
Siirada Nabiga 07
2017-03-15
Xalaqadani waxa ay ka hadalaysaa hijradii Nabiga sc ee madiina uu ku tagay iyo dadkii reer madiina oo si weyn usoo dhaweeyay Rasuulka NNKH.
Siirada Nabiga 06
2017-03-15
Xalaqadani waxa ay qeexday taariikhada magaalada Yathrib (madiinatul munawarah) sidee bey ugu noolaayeen halkaa ehelkeeda iyo sidoo kale heshiisyadii ay ahlu madiina la galeen nabiga NNKH.
Siirada Nabiga 05
2017-03-15
Xalaqadani waxa ay ka hadashay hijradii labaad ee dhulka xabashida, guurkii nabiga NNKH uu guursaday Umu xabiib bin abii sufyaan iyo soo galidii islaamka ee Cumar bin khadaab, iyo qisadii Micraajka.
Siirada Nabiga 04
2017-03-15
Xalaqadani waxa ay ka hadashay bilowgii waxyiga, sanadihii dacwadu sirta ay ku socotay iyo bilowgii kor u qaadida dacwada, sidoo kale Hijradii dhulka xabashida
Siirada Nabiga 03
2017-03-15
Xalaqadani waxa ay ka hadashay Nabigii Agoonka ahaa, ayaamihii ugu cuslaa ee uu soo maray ka hor nabinimada sida: geeridii hooyadii iyo Awoowgii, sidoo kale soo ifbixii dacwada.
Siirada Nabiga 02
2017-03-15
Xalaqadani waxa ay ka hadashay Nabigii la doortay ee Maxamed SCW Dhalashadiisii nasabkiisii iyo mucjisaadkii dhacay xiligii uu dhalanayay.
Siirada Nabiga 01
2017-03-15
Xalaqadani waxa ay qeexday dhulka jaziirada carabta iyo magaalada maka iyo waxyaabaha ay la gaartahay magaaladaas.
Tafsiirka quraanka kariimka - 20 - Tafsiirka aayada 222aad – 230aad suurada Albaqarah
2016-10-26
Tafsiirka quraanak kariimka oo ku baxaya luqada soomaaliga si cilmiyaysana loo soo diyaariyay, isaga oo darsi walba gaarkii laguugu duubay - 20
Tafsiirka quraanka kariimka - 19 - Tafsiirka aayada 217aad –  221aad suurada Albaqarah
2016-10-26
Tafsiirka quraanak kariimka oo ku baxaya luqada soomaaliga si cilmiyaysana loo soo diyaariyay, isaga oo darsi walba gaarkii laguugu duubay - 19
Tafsiirka quraanka kariimka - 18 - Tafsiirka aayada 208aad – 216aad suurada Albaqarah
2016-10-26
Tafsiirka quraanak kariimka oo ku baxaya luqada soomaaliga si cilmiyaysana loo soo diyaariyay, isaga oo darsi walba gaarkii laguugu duubay - 18
Tafsiirka quraanka kariimka - 17 - Tafsiirka aayada 197aad – 207aad suurada Albaqarah
2016-10-26
Tafsiirka quraanak kariimka oo ku baxaya luqada soomaaliga si cilmiyaysana loo soo diyaariyay, isaga oo darsi walba gaarkii laguugu duubay - 17
Tafsiirka quraanka kariimka - 16 - Tafsiirka aayada 189aad – 196aad suurada Albaqarah
2016-10-26
Tafsiirka quraanak kariimka oo ku baxaya luqada soomaaliga si cilmiyaysana loo soo diyaariyay, isaga oo darsi walba gaarkii laguugu duubay - 16
Go to the Top