Cimaad Zuhayr Xaafid

indheer garad iyo shakhsiyaad furaha macluumaadka
cinwaan: Cimaad Zuhayr Xaafid
Sharax Kooban: Cimaad Zuhayr Xaafid waxa uu ku dhashay magaalada Madiina Almunawara, sanadka 1982m, waxa uu shahaadada PHD a ku haystaa cilmiga tafsiirka quraanka, waxa uu imaam iyo khadiib ka ahaa masjidka quba, waxana uu macalin ka yahay kuliyada qur, aanka ee jaamacada islaamka ee Madiina, waxa kale oo uu imaam ka noqday masjidka nabiga, sallalahu calayhi wasalam.
Taariikhda lagu daray: 2014-12-16
xidhiidhiye gaaban : http://IslamHouse.com/795924
Qormooyinka la xidhiidha ( 1 )
Go to the Top