Bandhiga muuqaalada ( 326 - 350 iskugayn: 364 )
shiicada iyo mawaaqiftooda 3
2015-10-31
muxaadarooyin taxane ah ka hadlaya shiicada iyo taariikhdooda madow ee ay kaga jiraan taariikhda islaamka, dhacdooyinka arintaas muujinaya, sida dilalkii ay u gaysteen muslimiinta iyo madaxdooda.
shiicada iyo mawaaqiftooda 2
2015-10-31
muxaadarooyin taxane ah ka hadlaya shiicada iyo taariikhdooda iyo waxyaabaha ay aamin san yihiin, muxaadarada labaad waxa uu kaga hadlay mawqifka shiicadu ay ka aaminsan yihiin sunada nabiga scw. Iyo saxaabada nabiga scw.
shiicada iyo mawaaqiftooda 1
2015-10-31
muxaadarooyin taxane ah ka hadlaya shiicada iyo taariikhdooda iyo waxyaabaha ay aamin san yihiin, muxaadarada koowaad waxa uu kaga hadlay taaraakhda shiicada iyo waxa ay ka aaminsan yihiin qur aanka , meelaha ay iska eegyihiin yahuuda.
fadliga 10 dul xijjah
2015-09-20
muxaadaro ka hadlaysa fadliga tobanka hore ee bisha dul xijjah oo ah maalmaha ugu fadli badan oo Ilaahay sw. ku dhaartay sida ku cad suurada Alfajr, sidoo kalena nabigeenu scw. sheegay , fadliga ku jira
maqaamka Rusuulka scw
2015-09-13
Muxaadaro ku baxaysa qaabka su’aasha iyo jawaabta oo ka hadlaysa meeqaamka iyo martabada uu leeyahay nabi muxamed scw iyo meeqaamka ay leeyihiin Rususha kale scw..
su aalo Xajka ku saabsan
2015-09-07
su, aalo ku saabsan xajka , sida: hadii dayn aan ku xajiyo ma iga saxmayaa xajkaygu, guurka iyo xajka keebaan horaysiiyaa. ma ka xajin karaa waalidkay aniga oo aan xajiyin anigu.
kalmad xajka ka hadlaysa
2015-09-07
kalmad kooban oo ka hadlaysa xajka iyo shuruudihiisa, meelaha laga xarmanayo, goorta la xarmanayo, iyo arkaantiisa, iyo maxaa ka mamnuuca qofka xaajiga ah
maalinta aakhiro iyo xasuusteeda
2015-07-25
khudbad ka hadlaysa maalinta qiyaamaha iyo sida la rabo in loogu diyaar garoobo dhibta meeshaas ka jirta.
sababaha naarta lagu galo
2015-07-25
khudbad kooban oo sheeku kaga hadlayo waxyaabaha naarta qofku ku mutaysto ee ka dhigaysa in uu ku waaro naarta.
sababaha keena cadaabul qabriga
2015-07-25
khudbad kooban oo sheeku kaga hadlayo qabriga iyo waxyaabaha qofka sugaya, iyo asbaabta keenta cadaabul qabriga, oo ka badan 10 sababood.
geerida xasuusta
2015-07-25
muxaadaro ka hadlaysa xasuusta geerida iyo faaidooyinka ay qofka bili aadamka u leedahay,
shiico ka digtoonaada
2015-07-10
muxaadaro kooban oo ka hadlaysa shiicada iyo waxa ay ka aaminsan yihiin Aala baytka iyo saxaabada, iyo sida ay dariiqa uga leexsan yihiin.
miraha salaatu laylka
2015-07-08
muxaadaro ka hadlaysa faaidada salaatu laylka iyo salaada fajar,
fadliga tobanka danbe
2015-07-08
muxaadaro ka hadlaysa fadliga tobanka danbe, ictikaafka iyo shuruudihiisa, iyo muhiimada ictikaafka
su’aalo ku saabsan sakada iyo shirkadaha 2
2015-07-08
su,aalo ku saabsan sida sakada loo bixinayo iyo su aalo kale oo ku saabsan shirkadaha cusub sida ay u dhisan yihiin iyo sida maalkooda looga sako bixinayo.
sakada fidriga
2015-07-04
muxaadaro ka hadlaysa sida sakada fidriga loo bixinayo, iyo wakhtiga la bixinayo ,iyo xukunka hadii uu qofku dhaafiyo wakhtigeedii
dagaalkii badar 2
2015-07-04
muxaadarooyin taxane ah oo ka hadlaya dagaalkii badar iyo sidii uu u dhacay, iyo guushii ay gaadheen dadka muslimiinta ah.
dagaalkii badar 1
2015-07-04
muxaadarooyin taxane ah oo ka hadlaya dagaalkii badar iyo sidii uu u dhacay, iyo guushii ay gaadheen dadka muslimiinta ah.
su’aalo ku saabsan sakada iyo shirkadaha 1
2015-07-04
su,aalo ku saabsan sida sakada loo bixinayo iyo su aalo kale oo ku saabsan shirkadaha cusub sida ay u dhisan yihiin iyo sida maalkooda looga sako bixinayo.
hadii qof haween ahi wiil iska dhigo?
2015-07-02
su,aal ku saabsan: hadii qof rag ahi uu haween iska dhigo ama qof haween ahi rag iska dhigo muxuu noqonayaa xukunkoodu?
su’aalo ku saabsan soonka
2015-06-24
su’aalo kooban oo ku saabsan soonka, gaar ahaan dhanka cunida iyo cabida iwm.
faa idooyinka soonka
2015-06-24
muxaadaro kooban oo ka hadlaysa faa idooyinka soonka aduun iyo aakhiraba, sidoo kale cadaynaysa waxyaabaha jabiya
(qodobo muhiim ah (soonka
2015-06-24
muxaadaro cusub oo ka hadlaysa 10 qodob oo muhiim ah sida: soonku ayuu ku waajibay? maxaa jabiya soonka? IWm
sideen quraanka u xifdinaa
2015-06-17
muxaadaro ka hadlaysa sidii uu qofku quraanka u xifdin lahaa? iyo fadliga arintaasi ay ku leedahay Ilaahay agtiisa
sideen ramadaan ku qaabilnaa
2015-06-17
sideen ramadaan ku qaabilnaa? waa muxaadaro uu kaga hadlayo sheekhu sidii qofka muslimka ah u qaabili lahaa bisha ramadaan, iyo sidii uu uga faaidaysan lahaa khayrkeeda.
Go to the Top