Maxamed Cabdi Umal

indheer garad iyo shakhsiyaad furaha macluumaadka
cinwaan: Maxamed Cabdi Umal
Sharax Kooban: sh. Maxamed Cabdi Umal waxa uu ka mid yahay culimada waawayn ee geeska Afrika, waxbarashadiisa aasaasiga ah waxa uu ku qaatay wadamada: itobiya, somaliya, kenya, markii danbana waxa uu aaday jaamacada Islaamka Ee Almadiina Almunawara, halkaas oo uu ka soo qaatay shahaadada jaamacada, hada waxa uu ku noolyahay wadanka kenaya.
Taariikhda lagu daray: 2015-06-18
xidhiidhiye gaaban : http://IslamHouse.com/896973
tusmadan waxa lagu turjumay luqado badan: Carabi
Qormooyinka la xidhiidha ( 6 )
Go to the Top