Abu Bakar Ash-shaadiri

indheer garad iyo shakhsiyaad furaha macluumaadka
cinwaan: Abu Bakar Ash-shaadiri
Sharax Kooban: Abu Bakar Ash-shaadiri waxa uu dhashay sanadkii 1970m, waxa uu ku barbaaray Jidah , imaam ayuu ku yahay masjid ku yaala isla magaaladaas, waxa uu Ijaazo ku haystaa akhrinta quraanka, sidoo kale shahaado Master ah dhanka xisaabaadka.
Taariikhda lagu daray: 2015-02-19
xidhiidhiye gaaban : http://IslamHouse.com/814471
Qormooyinka la xidhiidha ( 1 )
Go to the Top