Maxamed rashaad Ash-shariif

indheer garad iyo shakhsiyaad furaha macluumaadka
cinwaan: Maxamed rashaad Ash-shariif
Sharax Kooban: Maxamed rashaad Ash-shariif waxa uu ku dhashay falastiin sanadkii 1952m, waxa uu ka mid yahay raga caanka ku ah akhrinta qur aanka, waxa uu ka ahaa qaari masjidka Al-aqsa ee qudus, waxa uu u guuray wadanka urdun sanadkii 2002m, waxana uu imaam ka ahaa masjidka boqor cabdalah koowaad
Taariikhda lagu daray: 2014-12-16
xidhiidhiye gaaban : http://IslamHouse.com/795891
Qormooyinka la xidhiidha ( 0 )
Go to the Top