Ibraahim Al-Akhdar

indheer garad iyo shakhsiyaad furaha macluumaadka
cinwaan: Ibraahim Al-Akhdar
Sharax Kooban: Ibraahim Al-Akhdar, sacuudiyaan ku dhashay magaalada Madiina sanadkii 1364H, daarul alxadiith ayuu ka baxay, waxa uu ka bartay quraanka culimo badan oo waawayn sida sheekh cumar Alxaydar, markii danbe waxa uu macalin ka noqday Aljaamaca Alislaamiya ee Madiina, sidoo kale waxa uu imaam ka noqday Masjidka nabi NNKH
Taariikhda lagu daray: 2015-02-19
xidhiidhiye gaaban : http://IslamHouse.com/814511
Qormooyinka la xidhiidha ( 1 )
Go to the Top