Maxamud khalil Alxusari

indheer garad iyo shakhsiyaad furaha macluumaadka
cinwaan: Maxamud khalil Alxusari
Sharax Kooban: Maxamud khalil Alxusari, waa sheekhii masar, waana madaxii Qurraada caalamka, waxa uu dhashay sanadkii 1917m, cajalado badan ayuu duubay, sidoo kale waxa uu alifay kutub badan, waxa uu geeriyooday sanadkii 1980m.
Taariikhda lagu daray: 2015-02-19
xidhiidhiye gaaban : http://IslamHouse.com/814482
Go to the Top