C.laahi Cali Basfar

indheer garad iyo shakhsiyaad furaha macluumaadka
cinwaan: C.laahi Cali Basfar
Sharax Kooban: C.laahi Cali Basfar, waxa uu ku dhashay Jidah sanadkii 1381h, shahaada jaamacada ayuu ka qaatay jaamacada Malik C.caziz , masterna jaamacada Umul qura ee Makka, sidoo kale shahaada diktooradana isla jaamacadaas ayuu ka qaatay, dhanka quraanka waxa uu Ijaazo ka haystaa sheekh Ayman Rashdi Suwayd sanadkii 1407h.
Taariikhda lagu daray: 2015-02-19
xidhiidhiye gaaban : http://IslamHouse.com/814467
Qormooyinka la xidhiidha ( 2 )
Go to the Top