maxamud c.xakam

indheer garad iyo shakhsiyaad furaha macluumaadka
cinwaan: maxamud c.xakam
Sharax Kooban: maxamud c.xakam , waxa uu dhashay sanadkii 1915M, wadanka masar, qur aanka waxa uu xifdiyay isaga oo da'diisu tahay toban jir, waxa uu wax ka bartay mac-hadka Al-axmadi, dabadeedna Azhar, kadib markii uu la kulmay halkaas culimo waawayn waxana uu noqday qaari wayn oo caan ah, sanadkii 1940m waxa uu ka mid ahaa culimadii waawaynaa ee aasaasay Daladii isku taga culimada Qurraada, waxa uu geeriyooday sanadkii 1982m, Alaha u naxariisto.
Taariikhda lagu daray: 2014-12-28
xidhiidhiye gaaban : http://IslamHouse.com/802088
Qormooyinka la xidhiidha ( 0 )
Go to the Top