Dhibaatooyinka wadamada galbeedka tagidooda lagala kulmay
furaha macluumaadka
cinwaan: Dhibaatooyinka wadamada galbeedka tagidooda lagala kulmay
Luqadda: Soomaali
soojeediye: Muxamed Cabdi Umal
dib u eegid: Maxamed Axmed Cilmi Saylici
Sharax Kooban: Muxaadaro ka hadlaysa: dhibaatada iyo fitnada ay keentay in la aado wadamada reer galbeedka, taas oo ay ka mid tahay: qoyskii oo burburay, akhlaaqadii oo hoos u dhacday, aduunyadii oo la jeclaaday i.w.m
Taariikhda lagu daray: 2014-03-27
xidhiidhiye gaaban : http://IslamHouse.com/475032
cinwaankan waxa lagu tiriyaa qaybaha soo socda
tusmadan waxa lagu turjumay luqado badan: Carabi